Al-Shabaab oo soo bandhigtay askar ka goosatay dowlada Somalia (Sawirro)

Xarakada Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada milateriga Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Sh/hoose. Askarta la sheegay inay isku dhiibeen Xarakada Al-Shabaab ayaa ahaa ayaa laba askari oo ka howlgeli jiray aagaga Marko iyo Shalaambood, iyadoo watay laba qori. .Warbaabinta Al-Shabaab ayaa faafisay muuqaallada iyo wareysiyo lala yeeshay labadan askari … Continue reading Al-Shabaab oo soo bandhigtay askar ka goosatay dowlada Somalia (Sawirro)